FARXAD MISE KHATAR AAMUSAN..?! (Soomaaliya iyo Maalmaha Ciida)

Dalkan inuu yahay Dal dadkiisa Rabshad (Violent) lagu barbaariyo waxaad ku fahmi kartaa sawirka hoos idinkaga muuqda. Caruurteena Soomaaliyeed maalinta Ciidda waxa ugu badan ay Iibsadaan waa Qori macmal ah oo Baaruud ka dhacda iyo Bastoolado ka dhacaysa Kuul isla markaana dhalisa mararka qaarkood in caruur badan Isha iska ridaan ama waxyeelo ka soo gaarto … Continue reading FARXAD MISE KHATAR AAMUSAN..?! (Soomaaliya iyo Maalmaha Ciida)